Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya oo xilka la wareegay

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye u qaabilsan Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa si rasmi ah u bilaabay waajibaadkiisa diblomaasiyadeed ee Muqdisho, xilli xiriirka Soomaaliya iyo Turkigu uu marayo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya oo xilka la wareegay
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye u qaabilsan Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa si rasmi ah u bilaabay waajibaadkiisa diblomaasiyadeed ee Muqdisho, xilli xiriirka Soomaaliya iyo Turkigu uu marayo…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Safiirka Cusub ee Turkiga u Fadhiya Soomaaliya oo Kormeeray Saldhigga TURKSOM
Safiirka cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya, oo aan weli si rasmi ah dowladda Soomaaliya ugu gudbin waraaqaha danjirenimo, ayaa maanta kormeer ku tagay Saldhigga TURKSOM ee magaalada Muqdisho, oo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay