Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Khilaafka Madaxda Waqooyi Bari oo sii Xoogeysanaya

Khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan),…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Khilaafka Madaxda Waqooyi Bari oo sii Xoogeysanaya
Khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan),…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media
Khilaafka siyaasadeed ee Madaxda Waqooyi Bari oo sii xoogaystey xilli odayaasha dhaqanku dedaal wadaan.
Laascaanood: Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeemaya Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo…
Ka akhri Horseed Media ↗
G
Goobjoog
Dagaal Khasaare Sababay oo Ka Dhex Qarxay Waqooyi Bari iyo Somaliland
Dagaal sababay khasaare ayaa la sheegay inuu ka dhex qarxay dhinacyada Waqooyi Bari iyo Somaliland, kaddib markii uu muran ka dhashay geel la kala dhacay jiidda deegaanka Buqdharkayn. Wararka hordhaca…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay