Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Calmiskaad: Daacish oo weerartay qoyska sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland

Ururka Daacish ayaa xalay weeraray qoys degan deegaanka Kayaxa oo u dhow tuulada Sheebaab ee degmada Qandala, kaas oo uu

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Calmiskaad: Daacish oo weerartay qoyska sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland
Ururka Daacish ayaa xalay weeraray qoys degan deegaanka Kayaxa oo u dhow tuulada Sheebaab ee degmada Qandala, kaas oo uu
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media
Qoyska sarkaal katirsan ciidanka Puntland oo Daacish weerartay.
Malayshiyaadka Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa weerar qoyska sarkaal katirsan ciidanka…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay