Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Maxay diinta islaamku qabtaa in la sameeyo marka uu dhaco qorax madoobaadku?
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Agoosto 2026, laga bilaabo saacadda 15:34 ee wakhtiga GMT, ayaa la filayaa in hooska dayaxa uu si xawli ah uga soo gudbi doona dhulka Arctic-ga isagoo sii maraya…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Maxay diinta islaamku qabtaa in la sameeyo marka uu dhaco qorax madoobaadku?
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Agoosto 2026, laga bilaabo saacadda 15:34 ee wakhtiga GMT, ayaa la filayaa in hooska dayaxa uu si xawli ah uga soo gudbi doona dhulka Arctic-ga isagoo sii maraya…
Qorax madoobaad laga dareemay qaar ka mid ah dalalka caalamka
Aug 13 (Jowhar)- Qaybo ka mid ah dunida ayaa la kulmay qorrax-madoobaadkii ugu yaabka badnaa ee soo mara muddo lagu qiyaasay 30 sano, iyadoo la rumaysan yahay in malaayiin qof ay daawadeen dhacdadan…