Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Zelenskyy appoints Yurii Tokar as Ukraine’s ambassador to Somalia

Zelenskyy appoints Yurii Tokar as Ukraine’s ambassador to Somalia

Ukrainian President Volodymyr Zelenskyy has appointed Yurii Tokar, Ukraine’s ambassador to Kenya, as the country’s ambassador to Somalia concurrently.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media4 saac ka hor
Zelenskyy appoints Yurii Tokar as Ukraine’s ambassador to Somalia
Ukrainian President Volodymyr Zelenskyy has appointed Yurii Tokar, Ukraine’s ambassador to Kenya, as the country’s ambassador to Somalia concurrently.
Ka akhri Horseed Media
HM
Horseed Media4 saac ka hor
Zelenskyy oo Yurii Tokar u magacaabay safiirka Ukraine ee Soomaaliya
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa Yurii Tokar, oo ah safiirka Ukraine u fadhiya Kenya, u magacaabay inuu noqdo safiirka Ukraine ee Soomaaliya, iyadoo uu xilkaas si isku mar ah u hayn doono.
Ka akhri Horseed Media
JN
Jowhar News2 saac ka hor
Volodymyr Zelensky ayaa Yuriy Tokar u magacaabay safiirka Ukraine ee Soomaaliya
Aug 13 (Jowhar)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Yuriy Tokar u magacaabay Safiirka Ukraine u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo isla markaana haya xilka safiirnimo ee…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay