Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 59 daqiiqo ka hor

Madaxweyne Deni oo shaaciyey inuusan markale isu sharixi doonin Puntland.

Madaxweyne Deni oo shaaciyey inuusan markale isu sharixi doonin Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii ugu horreysey si rasmi ah uga hadlay qorshihiisa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media11 saac ka hor
Madaxweyne Deni oo shaaciyey inuusan markale isu sharixi doonin Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii ugu horreysey si rasmi ah uga hadlay qorshihiisa…
Ka akhri Horseed Media
JN
Jowhar News59 daqiiqo ka hor
Siciid Deni oo sheegay inuusan markale u tartami doonin xilka Madaxweynaha Puntland
Aug 10-(Jowhar)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay xalay inuusan markale u tartami doonin xilka madaxweynaha Puntland. Siciid Deni oo ku sugan Gaalkacyo ayaa…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay