HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Deni oo ku dhawaaqay inuusan u tartamayn muddo-xileed saddexaad Madaxweynaha Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa caawa ku dhawaaqay inuusan noqon doonin musharrax u tartama mar saddexaad xilka…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Deni oo ku dhawaaqay inuusan u tartamayn muddo-xileed saddexaad Madaxweynaha Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa caawa ku dhawaaqay inuusan noqon doonin musharrax u tartama mar saddexaad xilka…
Ka akhri Horseed Media ↗ PP
Deni oo ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin madaxtinimada Puntland, islamarkaasna doorka soo socda uu
Ka akhri Puntland Post ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.