Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Amiirka Qatar oo Qaramada Midoobay ka hor sheegay taageerada dalkiisa ee madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya

Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa khudbad uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ku celiyay taageerada Qatar ee madax-bannaanida,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Amiirka Qatar oo Qaramada Midoobay ka hor sheegay taageerada dalkiisa ee madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa khudbad uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ku celiyay taageerada Qatar ee madax-bannaanida,…
Ka akhri Goobjoog ↗
RJ
Radio Jowhar
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay u hayso Soomaaliya, xilli uu khudbad ka jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RJ
Radio Jowhar
DFS oo ka hortimid hadalka Puntland ee madax-bannaanida
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa ka falceliyay warqad uu sheegay inay ku taariikheysneyd 13-ka Sebtembar 2026, taas oo uu sheegay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.