Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay go’aamo ku aaddan dowladnimada Somalia.

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay go’aamo ku aaddan dowladnimada Somalia.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo khudbad ka jeediyey munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 59aad ee barlamaanka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay go’aamo ku aaddan dowladnimada Somalia.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo khudbad ka jeediyey munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 59aad ee barlamaanka…
Ka akhri Horseed Media ↗
KT
Kaab TV
Deni oo ku baaqay in la badbaadiyo dawladnimada Soomaaliya, kuna eedeeyay Xasan Sheekh inuu fashiliyey heshiiskii doorashada
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay gashay xaalad uu ku tilmaamay mid halis ku ah dawladnimada dalka, isaga oo ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.