Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Fiqi oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Fiqi oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RJ
Maxay ka wadahadleen Fiqi iyo Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Kulanka ayaa looga…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.