Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay iyo Galmudug isu diyaarinayso doorashada Madaxweynaha

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo magaalada laga dareemayo diyaar-garowga doorashada madaxtinimada Galmudug oo la filayo inay dhacdo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay iyo Galmudug isu diyaarinayso doorashada Madaxweynaha
Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo magaalada laga dareemayo diyaar-garowga doorashada madaxtinimada Galmudug oo la filayo inay dhacdo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
A
Allbanaadir
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka, Cabdiweli Ibraahim Garyare, oo maanta ay Golaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay