Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Maxaa looga hadlay kulanka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo  Safiirka Turkiga ?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Maxaa looga hadlay kulanka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo  Safiirka Turkiga ?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, oo…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Türkiye
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
G
Goobjoog
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Khaliijka iyo Iiraan oo kulan muhiim ah ku yeelanaya Cumaan
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Khaliijka iyo wasiirka arrimaha dibadda Iiraan ayaa la filayaa inay ku kulmaan magaalada Salalah ee Cumaan, iyadoo diiradda lagu saarayo sidii loo heli lahaa…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Somalia foreign minister attends farewell for US acting ambassador
MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Abdisalam Ali attended a farewell ceremony for Justin Davis, the outgoing acting US ambassador to Somalia, and a reception welcoming his successor, Ruth…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay