Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Isku Soo Bax Balaaran Oo Lagu Taageerayay Dowladda Turkiga Oo Ka Dhacay Koonfurgalbeed

Baydhabo, Soomaaliya – Banaanbax balaaran oo uu soo abaabulay maamulka Koonfurgalbeed ayaa ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Banaanbaxaan ayaa ahaa mid…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
AM
Isku Soo Bax Balaaran Oo Lagu Taageerayay Dowladda Turkiga Oo Ka Dhacay Koonfurgalbeed
Baydhabo, Soomaaliya – Banaanbax balaaran oo uu soo abaabulay maamulka Koonfurgalbeed ayaa ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Banaanbaxaan ayaa ahaa mid…
Ka akhri Arlaadi Media Network
HM
Horseed Media
Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Taageerada Turkiga ee Soomaaliya
MUQDISHO: Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal dhaqameed, Salaadiin, Ugaasyo, Nabaddoonno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa…
Ka akhri Horseed Media
SM
Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Taageerada Turkiga ee Soomaaliya [Sawirro]
MUQDISHO: Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal dhaqameed, Salaadiin, Ugaasyo, Nabaddoonno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa lagu bogaadiyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo si gaar ah…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay