Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

WAR DEGDEG AH: NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Jilib ku Dilay Madaxa Sirdoonka Shabaab

Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir, oo loo yaqaanay Ikhlaas sida ay goor…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
WAR DEGDEG AH: NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Jilib ku Dilay Madaxa Sirdoonka Shabaab
Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir, oo loo yaqaanay Ikhlaas sida ay goor…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud
NISA iyo saaxiibada caalamka oo Jilib ku dilay madaxii guud ee sirdoonka Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal ka dhacay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir, oo…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay