Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Afrika (AfCFTA)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay ansixinta Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), kaddib markii uu hore u meel mariyey…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Afrika (AfCFTA)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay ansixinta Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), kaddib markii uu hore u meel mariyey…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Soomaaliya oo si rasmi ah u ansixisay ku biirista Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika (AfCFTA)
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay sharciga ansixinta heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), kaddib markii uu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.