Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor
Maraykanka iyo Puntland oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo labada dhinac ah.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Maraykanka iyo Puntland oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo labada dhinac ah.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal…
Ka akhri Horseed Media ↗SM
Puntland iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni
Boosaaso – Dowladda Puntland iyo Dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Boosaaso ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta labada dhinac, iyadoo diiradda la saarayo la…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.