Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Madaxweynaha Puntland oo Bosaso kula kulmaya Saraakiil ka socota Maraykanka.

Madaxweynaha Puntland oo Bosaso kula kulmaya Saraakiil ka socota Maraykanka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa inuu maanta Magaalada Boosaaso ku qaabilo Taliyaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media8 saac ka hor
Madaxweynaha Puntland oo Bosaso kula kulmaya Saraakiil ka socota Maraykanka.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa inuu maanta Magaalada Boosaaso ku qaabilo Taliyaha…
Ka akhri Horseed Media
RG
Radio Galgaduud2 saac ka hor
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso Kula Shiray Saraakiisha Amniga
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso, ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay saraakiisha laamaha amniga iyo masuuliyiinta ku…
Ka akhri Radio Galgaduud
PP
Puntland Post1 saac ka hor
Puntland oo saldhig Maraykanka ka siisay Boosaao
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno wasiiro, saraakiil ciidan iyo la-taliyaal ah ayaa maanta magaalada Boosaaso shir
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay