Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya oo Beenisay in eVisa uu Sabab u Yahay Xayiraadaha Fiisaha ee Midowga Yurub

Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Xildhibaan Cali Balcad ayaa ka jawaabay eedeymo ay soo jeediyeen Siyaasiyiin oo ku saabsanaa xayiraadaha fiisooyinka ee Midowga Yurub uu kusoo rogay Soomaaliya. Wuxuu sheegay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Soomaaliya oo Beenisay in eVisa uu Sabab u Yahay Xayiraadaha Fiisaha ee Midowga Yurub
Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Xildhibaan Cali Balcad ayaa ka jawaabay eedeymo ay soo jeediyeen Siyaasiyiin oo ku saabsanaa xayiraadaha fiisooyinka ee Midowga Yurub uu kusoo rogay Soomaaliya. Wuxuu sheegay…
Ka akhri Goobjoog
HM
Horseed Media
Dowladda Somalia oo ka hadashay xayiraadda fiisaha Midowga Yurub
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay in wararka lagu xiriirinayo…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay