Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Kulan looga hadlayay hannaanka kala guurka UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay
09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay,…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayJN
Kulan looga hadlayay hannaanka kala guurka UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay
09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay,…
Ka akhri Jowhar News ↗G
Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay kulan looga hadlayo dowladnimada iyo nabad-dhisidda Soomaaliya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay madal wadahadal ah oo looga hadlayay doorka shacabka ee maamulka dalka, dib-u-heshiisiinta iyo nabad-dhisidda.
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.