Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo shir amni ka yeelatay xaaladda Gobolka Bari iyo deegaanada maamulka

Puntland oo shir amni ka yeelatay xaaladda Gobolka Bari iyo deegaanada maamulka

Bari – Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland, xubno ka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Puntland oo shir amni ka yeelatay xaaladda Gobolka Bari iyo deegaanada maamulka
Bari – Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland, xubno ka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Puntland President Orders Security Crackdown in Somalia’s Bari Region
BARI, Somalia — Puntland President Said Abdullahi Deni chaired a high-level security meeting in Somalia’s northeastern Bari region, ordering tougher measures against illegal weapons, militant groups,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
G
Goobjoog
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Amniga ee dowlad-goboleedyada…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Amniga ee Dowlad-goboleedyada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
G
Goobjoog
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka warbixisay xaaladda amniga Baydhabo iyo dagaalka ciidamada taageersan Madaxweynihii hore
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag u bogaadinayso Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay magaalada ku soo qaadeen ciidamo taageersan Madaxweynihii hore ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.