KT
Kaab TV
·

Baydhabo: Xerada Ciidanka Gorgor ee Bunbashaar oo la sheegay in lagu weeraray Drone-yo qaraxyo sida+Sawirro

Warar hordhac ah oo ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (Drone) oo walxaha qarxa sida lagu qaaday xerada Ciidanka…