Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Aqalka Sare oo Dib u Eegaya Hindise-Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada iyo Cimilada

Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha, Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ayaa kulan la yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Xuseen Cali Xaaji, iyagoo ka wada hadlay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Aqalka Sare oo Dib u Eegaya Hindise-Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada iyo Cimilada
Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha, Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ayaa kulan la yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Xuseen Cali Xaaji, iyagoo ka wada hadlay…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud
Aqalka Sare oo Wasiir Ku-xigeenka Deegaanka Wax Ka Weydiiyey Hindise-Sharciyeedka Saadaasha Hawada iyo Cimilada
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.