Loolanka Doorashada Mareykanka oo saameyn ku yeeshay Xiriirka Muqdisho iyo Washington
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya caqabado cusub, iyadoo loolanka siyaasadeed ee ka taagan gudaha Mareykanka uu saameyn ku yeelanayo dadaallada Soomaaliya ee lagu xoojinayo…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Loolanka Doorashada Mareykanka oo saameyn ku yeeshay Xiriirka Muqdisho iyo Washington
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya caqabado cusub, iyadoo loolanka siyaasadeed ee ka taagan gudaha Mareykanka uu saameyn ku yeelanayo dadaallada Soomaaliya ee lagu xoojinayo…
Doorashada Mareykanka oo saameyn ku yeelan karta dadaallada Soomaaliya ee xoojinta xiriirka Washington
Dadaallada Soomaaliya ay ku doonayso inay ku xoojiso xiriirka ay la leedahay dowladda Mareykanka ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo cusub, iyadoo Washington ay u sii jeeddo doorashooyinka xilliga…