Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliyeed ah oo ka qalin-jebiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Ruushka

Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjebiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Ruushka, halkaas oo ay ku qaateen…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog7 saac ka hor
Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliyeed ah oo ka qalin-jebiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Ruushka
Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjebiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Ruushka, halkaas oo ay ku qaateen…
Ka akhri Goobjoog
PP
Puntland Post6 saac ka hor
40 sano kadib oo saraakiil Soomaaliyeed ka qalinjabisay Ruushka
Dowaladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska ay shalay ka mid noqdeen saraakiil ka qalinjabisay
Ka akhri Puntland Post
SM
Afar sarkaal oo Booliska Soomaaliyeed ah oo Master-ka ku qaatay Ruushka kaddib 40 sano
Muqdisho – Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday saraakiil ka qalin-jabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Ruushka, iyagoo ku…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay