Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 6 saac ka hor
Deni oo kulan la qaatay saraakiishii fulisay howlgalkii xerada PSF ee Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay saraakiisha kala duwan ciidamada, kuwaas oo
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Deni oo kulan la qaatay saraakiishii fulisay howlgalkii xerada PSF ee Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay saraakiisha kala duwan ciidamada, kuwaas oo
Ka akhri Puntland Post ↗RJ
Deni oo gaaray Gaalkacyo kadib markii uu ka adkaaday Ciidankii PSF
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono qaybaha kala duwan ee bulshada, saraakiisha amniga iyo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.