Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Maxkamadda Sare oo ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Hirshabeelle

Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026 – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii uu…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Maxkamadda Sare oo ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Hirshabeelle
Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026 – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii uu…
Ka akhri Goobjoog ↗
RJ
Radio Jowhar
Maxkamadda Sare ee dalka oo ansixisay natiijada doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday deegaannada maamulka Hirshabeelle
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa ansixisay natiijada doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday deegaannada maamulka Hirshabeelle. hoos ka eeg go’aanka Maxkamadda Sare.
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay