Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 9 maalmood ka hor

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay gedoodka ganacsatada & xirnaanshaha dekedda Bosaso.

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay gedoodka ganacsatada & xirnaanshaha dekedda Bosaso.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Dekedda Boosaaso ay si buuxda u shaqaynayso, isagoo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media9 maalmood ka hor
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay gedoodka ganacsatada & xirnaanshaha dekedda Bosaso.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Dekedda Boosaaso ay si buuxda u shaqaynayso, isagoo…
Ka akhri Horseed Media
G
Goobjoog9 maalmood ka hor
Madaxweyne Deni oo Si Kulul uga Hadlay Xaaladda Dekedda Boosaaso, Digniinna u Diray Ganacsatada iyo Shacabka
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay wararka la xiriira xirnaanshaha Dekedda Boosaaso, isagoo sheegay in dekeddu ay si caadi ah u shaqeyneyso isla markaana aysan jirin…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay