HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 5 saac ka hor
Muqdisho oo Laga Daahfuray Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shirka Qaran ee daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saarayo hirgelinta nidaam caddaaladeed oo si gaar ah uga jawaabaya…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Muqdisho oo Laga Daahfuray Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shirka Qaran ee daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saarayo hirgelinta nidaam caddaaladeed oo si gaar ah uga jawaabaya…
Ka akhri Goobjoog ↗ RG
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Daahfuray Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u daahfuray Munaasabadda Qaran ee Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.