Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Xiisad ka taagan Marka oo la sheegay in dagaal uu ka dhacay duleedka magaalada
Xaaladda amni ee magaalada Marka, xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa noqotay mid xasaasi ah, kaddib markii la soo sheegay inuu iska horimaad hubeysan ka dhacay deegaan hoostaga magaalada.…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Xiisad ka taagan Marka oo la sheegay in dagaal uu ka dhacay duleedka magaalada
Xaaladda amni ee magaalada Marka, xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa noqotay mid xasaasi ah, kaddib markii la soo sheegay inuu iska horimaad hubeysan ka dhacay deegaan hoostaga magaalada.…
Ka akhri Kaab TV ↗SM
Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo
Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la xiri doono Garoonka Caalamiga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.