Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka Jawaabay Eedeymaha Hantidhowrka

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay eedeymo ka soo baxay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, kuwaas oo la xiriiray habraaca diblumaasiyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog1 maalin ka hor
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka Jawaabay Eedeymaha Hantidhowrka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay eedeymo ka soo baxay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, kuwaas oo la xiriiray habraaca diblumaasiyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda…
Ka akhri Goobjoog
SM
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay