Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 6 saac ka hor
Madaxweyne Deni oo reer Towfiiq ugu baaqay in la joojiyo colaadaha soo laalaabtay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar ku maraya…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Madaxweyne Deni oo reer Towfiiq ugu baaqay in la joojiyo colaadaha soo laalaabtay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar ku maraya…
Ka akhri Horseed Media ↗PP
Madaxweyne Deni oo tegay degmada Towfiiq
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni iyo
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.