Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidaySM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗SM
Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS
Muqdisho – Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaannada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RG
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Shiinaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.