Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Budhcad-badeed Soomaali ah oo la sheegay in ay laayeen shaqaale markab oo u afduubnaa

Budhcad-badeed Soomaali ah oo la sheegay in ay laayeen shaqaale markab oo u afduubnaa

War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in budhcad-badeeddu ay dishay shan qof oo ka mid ah shaqaalaha saarnaa markab ay haysteen ka hor hawlgal ay fuliyeen ciidammada Puntland.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Budhcad-badeed Soomaali ah oo la sheegay in ay laayeen shaqaale markab oo u afduubnaa
War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in budhcad-badeeddu ay dishay shan qof oo ka mid ah shaqaalaha saarnaa markab ay haysteen ka hor hawlgal ay fuliyeen ciidammada Puntland.
Ka akhri BBC Somali ↗
G
Goobjoog
Sideed badmaaxiin Masaari ah oo laga sii daayay afduub ka dhacay xeebaha Soomaaliya
Sideed badmaaxiin u dhashay dalka Masar oo muddo bilo ah lagu haystay kadib markii lagu afduubtay markabka M/T Eureka oo marayay xeebaha Soomaaliya, ayaa la sii daayay, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar.
Ka akhri Goobjoog ↗
KT
Kaab TV
Maxamed Mursal oo gaaray Baydhabo xilli ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed
Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, xilli magaalada iyo guud ahaan Koonfur Galbeed ay…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay