Isbahaysigii uu hoggaaminayay Mareykanka oo soo gabagabeeyay howlgalka uu ka waday Ciraaq
Isbahaysiga uu hoggaaminayo Mareykanka ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii milatari ee uu muddo ka badan toban sano ka waday dalka Ciraaq, kaas oo si rasmi ah loo bilaabay sanadkii 2014-kii, xilli…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Isbahaysigii uu hoggaaminayay Mareykanka oo soo gabagabeeyay howlgalka uu ka waday Ciraaq
Isbahaysiga uu hoggaaminayo Mareykanka ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii milatari ee uu muddo ka badan toban sano ka waday dalka Ciraaq, kaas oo si rasmi ah loo bilaabay sanadkii 2014-kii, xilli…
Maraykanka oo si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlgalkii Ciraaq
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii sheegtay inay “si rasmi ah u soo gabagabeysay” howlgalkii milatari ee ka dhanka ahaa kooxaha xagjirka ah ee Ciraaq, kadib markii ciidamadeeda ay ka baxeen saldhigga…