Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada IGAD
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD, kaas oo maanta lagu qabtay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada IGAD
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD, kaas oo maanta lagu qabtay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda…
Kalfadhiga 74-aad ee Aan Caadiga ahayn ee IGAD oo Jabuuti Ka Furmay
Magaalada Jabuuti ayaa si rasmi ah uga furmay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD. Soomaaliya waxaa shirka uga qaybgalaya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…