Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Maxkamadda Sare oo waxba kama jiraan ku sheegtay muddo-xileedka shanta sano ah ee dowladdu ay sheegtay inuu dhaqan-gal yahay

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026,.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Maxkamadda Sare oo waxba kama jiraan ku sheegtay muddo-xileedka shanta sano ah ee dowladdu ay sheegtay inuu dhaqan-gal yahay
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026,.
Ka akhri BBC Somali ↗
A
Allbanaadir
Maxkamada Sare ee waxba kama jiraan ku tilmaantay xilka ka qaadista Gudoomiye Baashe
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u diidday go’aanka xilka looga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed ee ka soo baxay Villa Somalia iyadoo…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.