Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay 16 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey Baarlamaanka, kana hadlay horumarka Soomaaliya iyo mas’uuliyadda hortaalla Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad sharaf ah oo lagu maamuusay xildhibaannada iyo hoggaanka Golaha Shacabka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog16 saac ka hor
Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey Baarlamaanka, kana hadlay horumarka Soomaaliya iyo mas’uuliyadda hortaalla Golaha Shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad sharaf ah oo lagu maamuusay xildhibaannada iyo hoggaanka Golaha Shacabka…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay