Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee Joogtada ah ee…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidaySM
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee Joogtada ah ee…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RG
Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Qaabishay Wakiilka Cusub ee UNDP Soomaaliya
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee Joogtada ah ee Hay’adda UNDP…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗G
Soomaaliya iyo Mareykanka oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor,…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Guddiga Xuquuqul Insaanka Somaliland oo Ka Walaacay Xarigga Suugaan-Yahan iyo Wariyeyaal
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa walaac xooggan ka muujiyay xarigga sharci-darada ah ee lagula kacay suugaan-yahan iyo wariyeyaal, kuwaas oo loo xiray amar maxkamadeed la'aan.
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.