Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Wafdi ka socda dalalka ay ciidamadu ka jooggaan Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray
Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda, kuwaas oo ka qeyb galay Shirka Taliyeyaasha…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Wafdi ka socda dalalka ay ciidamadu ka jooggaan Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray
Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda, kuwaas oo ka qeyb galay Shirka Taliyeyaasha…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday dalalka taageera AUSSOM
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Itoobiya,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.