Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 4 saac ka hor

Maamulka Puntland oo ka mamnuucay ciidamada PSF deegaanadeeda

Maamulka Puntland oo ka mamnuucay ciidamada PSF deegaanadeeda

July 26(Jowhar)- War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in aysan jirin ciidan la yiraahdo PSF oo si sharci ah uga tirsan ciidamada difaaca Maamulka Puntland. War…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News1 maalin ka hor
Maamulka Puntland oo ka mamnuucay ciidamada PSF deegaanadeeda
July 26(Jowhar)- War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in aysan jirin ciidan la yiraahdo PSF oo si sharci ah uga tirsan ciidamada difaaca Maamulka Puntland. War…
Ka akhri Jowhar News
PP
Puntland Post4 saac ka hor
Ciidamada PSF oo baneeyay xaruntoodii Gaalkacyo
Ciidamada PSF ayaa baneeyay xaruntoodii magaalada Gaalkacyo ee Puntland, iyaga oo u guuray xaafadda Baraxley ee dhanka maamulka Galmudug. Ciidamada
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay