Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Barlamaanka Waqooyi Bari ayaa xasaanadda ka qaaday 5 xildhibaan.

Barlamaanka Waqooyi Bari ayaa xasaanadda ka qaaday 5 xildhibaan.

Golaha Wakiillada Dowladda Waqooyi Bari ayaa maanta cod aqlabiyad leh xilalkii uga qaaday shan xildhibaan oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media5 saac ka hor
Barlamaanka Waqooyi Bari ayaa xasaanadda ka qaaday 5 xildhibaan.
Golaha Wakiillada Dowladda Waqooyi Bari ayaa maanta cod aqlabiyad leh xilalkii uga qaaday shan xildhibaan oo…
Ka akhri Horseed Media
JN
Jowhar News3 saac ka hor
Baarlamaanka Waqooyi Bari oo xasaanada kala noqday 5 xildhibaan
July 26(Jowhar)-Golaha Wakiillada maamulka Waqooyi Bari ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey in maamuuska xildhibaannimo laga xayuubiyo shan mudane, oo ka noqday arragtida maamulka, isla…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay