JN
Jowhar News
· 2 saac ka hor

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka

July 26(Jowhar)- Hal qof ayaa dhintay, in ka badan toban kalena way dhaawacmeen ka dib markii gaari uu jiiray dadweyne ku sugnaa isu-soo-bax ka dhacayay magaalada Berlin, sida ay sheegeen booliiska…