Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 5 saac ka hor

Alshabaab oo weeraray deegaano ka tirsan Waqooyi Bari Kenya

Alshabaab oo weeraray deegaano ka tirsan Waqooyi Bari Kenya

July 25 (Jowhar)-Kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa habeenkii Jimcaha lagu soo waramayaa inay weerarro isku xiran ku qaadeen laba magaalo oo ku yaal Degmada Lafey iyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News18 saac ka hor
Alshabaab oo weeraray deegaano ka tirsan Waqooyi Bari Kenya
July 25 (Jowhar)-Kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa habeenkii Jimcaha lagu soo waramayaa inay weerarro isku xiran ku qaadeen laba magaalo oo ku yaal Degmada Lafey iyo…
Ka akhri Jowhar News
PP
Puntland Post5 saac ka hor
Waqooyi Bari oo xasaanadda ka qaadaysa xildhibaano goostay
Maamulka Waqooyi Bari ayaa berri oo axad ah qorshaynaya in uu xasaanadda ka qaado shan xildhibaan oo ka goostay Laascaanood.
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay