Xuutiyiinta oo Sheegtay Weerarro ay Qaadeen Maraakiibta Badda Cas iyadoo Mareykanku Mar kale Weeraray Iiraan
July 23 (Jowhar)- Cabsi cusub oo ku saabsan amniga qulqulka saliidda adduunka ayaa soo ifbaxday Arbacadii ka dib markii fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay sheegeen inay duqeeyeen laba markab oo saliidda…
Ra’isul wasaaraha Pakistan oo si kulul u cambaareeyay weerarka Xuutiyiinta ay ku qaaeen Markab Sacuudi ah
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa si adag u cambaareeyay weerar ay Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen laba markab oo marayay Badda Cas. Xuutiyiinta ayaa hore u sheegay inay laba markab ku…
July 25 (Jowhar)-Kooxda Xuutiyiinta ee ay taageerto Iran ayaa sheegatay inay gantaallo ku weerartay Sacuudi Carabiya, ka dib markii Riyadh ay Jimcihii duqeymo ku bartilmaameedsatay goobo ay maamusho…