Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 7 saac ka hor
Dirir ka soo cusboonaatay deegaanka Dhabar-galool ee gobolka Sanaag
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo sheegay inuu ka dhashay dagaal waaberigii hore…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Dirir ka soo cusboonaatay deegaanka Dhabar-galool ee gobolka Sanaag
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo sheegay inuu ka dhashay dagaal waaberigii hore…
Ka akhri Horseed Media ↗JN
Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag
July 25 (Jowhar)- Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag iyadoo uu sababay dagaalku qasaare isugu jira dhimasho Iyo dhaawac.…
Ka akhri Jowhar News ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.