HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 11 saac ka hor
Toban qof oo ku dhimatay weerar Ruushku ku qaaday bandhig diyaaradeed meel ku dhow Kyiv July 24 (Jowhar)-Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay weerar Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dadka dhintey ayaa waxaa ka mid ah 10 qof oo ku dhintay gantaallo ballistic ah oo lagu qaaday meel ku dhow…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday JN
Toban qof oo ku dhimatay weerar Ruushku ku qaaday bandhig diyaaradeed meel ku dhow Kyiv
July 24 (Jowhar)-Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay weerar Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dadka dhintey ayaa waxaa ka mid ah 10 qof oo ku dhintay gantaallo ballistic ah oo lagu qaaday meel ku dhow…
Ka akhri Jowhar News ↗ RJ
10 qof oo ku dhimatay weerar Ruushku ku qaaday bandhig diyaaradeed meel ku dhow Kyiv
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay weerar Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dadka dhintey ayaa waxaa ka mid ah 10 qof oo ku dhintay gantaallo ballistic ah oo lagu qaaday meel ku dhow magaalada Kyiv oo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ RJ
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Mandhera
Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerarro kala duwan ka geysatay deegaannada Fino iyo Arabia oo ka tirsan degmada Lafey ee gobolka Mandera ee waqooyi-bari Kenya. Sida lagu sheegay wararka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.