Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Ciidanka Danab oo sheegay in howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulay ay ku dileen 14 Al-Shabaab ah
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Ciidanka Danab oo sheegay in howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulay ay ku dileen 14 Al-Shabaab ah
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Ciidanka Soomaaliya ayaa dilay 14 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab hawlgal militari oo dhawaan la sameeyay.
Baydhaba, Soomaaliya – Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Soomaaliya ayaa dilay 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah intii lagu jiray howlgal habeenimo ah oo ka dhacay aagga Buula Fulaay ee gobolka Bay, sida…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RJ
DFS oo shaacisay magacyada xubnihii Al-shabaab ee lagu dilay Howlgalkii Buula-Fulaay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorshaysan oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, 4-tii Sebtembar 2026 ka fuliyeen…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.