Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Shacabka

Muqdisho – Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa labaad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Shacabka
Muqdisho – Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa labaad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka,…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar1 saac ka hor
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee cusub oo maanta ku guddoomiyay shirka Golaha Shacabka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa labaad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay