HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 49 daqiiqo ka hor
Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday in ciidankeedu sii joogi doonaan Somalia. Wasiirka Difaaca Kiryowa Kiwanuka, ayaa sheegay in Uganda ay ka go’an tahay inay sii waddo joogitaanka…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday in ciidankeedu sii joogi doonaan Somalia.
Wasiirka Difaaca Kiryowa Kiwanuka, ayaa sheegay in Uganda ay ka go’an tahay inay sii waddo joogitaanka…
Ka akhri Horseed Media ↗ SM
Uganda oo sheegtay inay ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay sii joogi doonaan Soomaaliya, inkastoo ay sii kordhayso hubanti-la’aanta ku saabsan mustaqbalka Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ RJ
Uganda oo sheegtay in Ciidamadeedu sii Joogayaan Soomaaliya
Wasiirka Difaaca iyo Arrimaha Ciidamada Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa sheegay in Uganda ay ka go’an tahay inay sii waddo joogitaanka ciidamadeeda Soomaaliya, xilli walaac xooggan laga qabo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ G
Uganda oo sheegtay in ciidamadeedu sii joogi doonaan Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay sii joogi doonaan Soomaaliya, xitaa haddii uu isbeddel ku yimaado mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. Wasiirka Difaaca Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa sheegay…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.