Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Spain oo Markii Labaad Taariikhda Ku Guuleysatay Koobka Adduunka, Ferran Torres oo Quusiyey Argentina

Spain oo Markii Labaad Taariikhda Ku Guuleysatay Koobka Adduunka, Ferran Torres oo Quusiyey Argentina

Spain ayaa ahayd kooxda si buuxda u maamushay kulanka, iyadoo kubadda haysatay boqolley aad u sarreysay isla markaana abuurtay fursado badan oo goolal loo filan karay.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Spain oo Markii Labaad Taariikhda Ku Guuleysatay Koobka Adduunka, Ferran Torres oo Quusiyey Argentina
Spain ayaa ahayd kooxda si buuxda u maamushay kulanka, iyadoo kubadda haysatay boqolley aad u sarreysay isla markaana abuurtay fursado badan oo goolal loo filan karay.
Ka akhri Horseed Media
G
Goobjoog
Tartankii koobka adduunka oo soo gabagaboobey iyo Spain oo ku guuleysatay
Xulka qaranka Spain ayaa loo caleemo saaray horyaalka Koobka Adduunka ee FIFA 2026, kaddib markii ay guul ka gaareen ciyaartii kama dambaysta ahayd ee tartanka, taasoo soo afjartay toddobaadyo ay…
Ka akhri Goobjoog
PP
Puntland Post
Spain oo ku guuleysatay Koobka Adduunka
Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka
Ka akhri Puntland Post
BS
BBC Somali
Lacag intee la eg ayaa la siiyaa cidda Koobka Adduunka ku guuleysata?
Our Ask Me Anything team break down the prize money on offer at the 2026 World Cup.
Ka akhri BBC Somali
RD
Radio Dalsan
Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026
Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka
Ka akhri Radio Dalsan
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.